Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo xubin ka aheyd maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sheegay inĀ Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada loo aas aasay in uu ka shaqeeyo danaha dowlad goboleedyada iyo in uu la shaqeeyo dowlada Federaalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Waare Xafiiska … Continue reading Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada